β
Diyaargarow shaqo: Sida aad xirfaddaada ugu beddeli karto portfolio iyo shaqo la arki karo.
β
Raadinta fursadaha: Meelaha shaqooyinka laga helo iyo sida aad u dhisato xiriir xirfadeed.
β
Apply xirfad leh: Sida aad CV, message, iyo codsi shaqo ugu diyaarsato si nadiif ah.
β
Kalsooni iyo ficil: Qorshe kuu cad oo aad ku bilaabi karto isla marka tababarku dhammaado.